1 B uurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa?
2 C aawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka.
3 I sagu uma oggolaan doono in cagtaada la dhaqaajiyo, Kan ku dhawraa ma gam'i doono.
4 B al eeg, kan reer binu Israa'iil dhawraa Ma gam'i doono, mana seexan doono.
5 K an ku dhawraa waa Rabbiga, Rabbigu waa hooskaaga midigtaada taagan.
6 Q orraxdu maalinta waxba kuma yeeli doonto. Habeenkana dayaxu waxba kuma yeeli doono.
7 R abbiga ayaa kaa dhawri doona shar kasta, Isagu wuxuu dhawri doonaa naftaada.
8 H adda intii ka bilaabata iyo tan iyo weligeedba Rabbigu wuxuu dhawri doonaa bixiddaada iyo soo geliddaadaba.