Samuu'eel Kowaad 6:2 ~ 1 Samuel 6:2

picture

M arkaas reer Falastiin waxay u yeedheen wadaaddadii iyo kuwii wax sheegi jiray, oo waxay ku yidhaahdeen, Sanduuqa Rabbiga maxaannu ku samaynaa? Bal noo sheega waxaannu ugu dirno meeshiisii.


Entonces los filisteos llamaron a los sacerdotes y a los adivinos, diciendo: ¿Qué haremos con el arca del Señor ? Decidnos cómo la hemos de enviar a su lugar.

Continue reading Report error