H addaba Muuse wuxuu ahaa ninka ugu wada qalbi qaboobaa dadkii dunida joogay oo dhan.
(Now the man Moses was very humble, more than any man who was on the face of the earth.)