H addaba haatan waxaa Rabbigu leeyahay, Qalbigiinna oo dhan iigu soo jeesta, idinkoo sooman, oo ooyaya, oo barooranaya.
“Aun ahora,” declara el Señor “vuelvan a Mí de todo corazón, Con ayuno, llanto y lamento.