Baroorashadii Yeremyaah 1:20 ~ Lamentaciones 1:20

picture

R abbiyow, bal i eeg, waayo, cidhiidhi baan ku jiraa. Uurkaa i gubanaya, Qalbigayguna wuu igu dhex rogman yahay, waayo, aad baan u caasiyoobay. Dibadda seef baa igu gablamisa, gurigana geeri baa ii joogta.


Mira, oh Señor, que estoy angustiada; hierven mis entrañas, mi corazón se revuelve dentro de mí, porque he sido muy rebelde. En la calle la espada me deja sin hijos, en la casa es como la muerte.

Continue reading Report error