Yeremyaah 42:15 ~ Jeremiah 42:15

picture

h addaba sidaas daraaddeed, kuwiinna dadka Yahuudah ka hadhayow, bal erayga Rabbiga maqla. Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Haddaad wejigiinna ku qummaatisaan inaad Masar gashaan, oo aad u tagtaan inaad halkaas degtaan,


now therefore hear Yahweh’s word, O remnant of Judah: Yahweh of Armies, the God of Israel, says, If you indeed set your faces to enter into Egypt, and go to live there;

Continue reading Report error