W aayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu caafimaad baan kuu soo celin doonaa, oo dhaawacyadaadana waan kaa bogsiin doonaa, maxaa yeelay, iyagu waxay kugu magacaabeen Mid la nacay, oo waxay yidhaahdaan, Tanu waa Siyoon oo aan ninna doonaynin.
Porque Yo te devolveré la salud, Y te sanaré de tus heridas,’ declara el Señor, ‘porque te han llamado la Desechada, diciendo: “Esta es Sion, nadie se preocupa por ella.”’
Continue reading Report error