W aayo, anigu waan xajiyey jidadkii Rabbiga, Oo Ilaahayna si caasinimo ah ugama tegin.
Porque he guardado los caminos del Señor, Y no me he apartado impíamente de mi Dios.