H addaba Daa'uud wuu gaboobay, wuuna da' weynaa, markaasuu reer binu Israa'iil boqor uga dhigay wiilkiisii Sulaymaan.
And David is old, and satisfied with days, and causeth his son Solomon to reign over Israel,