M arkaasaa Xisqiyaah dhintay oo la seexday awowayaashiis, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Manaseh.
Y durmió Ezequías con sus padres; y su hijo Manasés reinó en su lugar.