O o wuxuu isagii ku yidhi, Rabbigu wuxuu ku leeyahay, Waxaad wargeeyayaal u soo dirtay inaad Bacal Sebuub oo ah ilaaha reer Ceqroon wax soo weyddiiso ee sababtu ma waxay tahay inaan dalka Israa'iil jirin Ilaah aad hadalkiisa wax weyddiiso? Haddaba sidaas daraaddeed sariirtii aad fuushay ka soo degan maysid, laakiinse hubaal waad dhimanaysaa.
И му каза: Така казва Господ: Понеже си пратил хора да се допитват до акаронския бог Ваал-Зевув, като че няма Бог в Израел, за да се допитваш до Неговото слово, затова няма да станеш от леглото, на което си легнал, а непременно ще умреш.
Continue reading Report error