O o Eliiyaahna wuxuu ugu jawaabay sirkaalkii kontonka nin xukumay, Haddaan nin Ilaah ahay, samada dab ha ka soo dego, oo ha baabbi'iyo adiga iyo kontonkaaga ninba. Kolkaasaa waxaa samada ka soo degay dab, oo wuxuu wada baabbi'iyey isagii iyo kontonkiisii ninba.
Elías respondió al capitán de cincuenta: “Si yo soy hombre de Dios, que descienda fuego del cielo y te consuma a ti y a tus cincuenta.” Entonces descendió fuego del cielo, y lo consumió a él y a sus cincuenta.
Continue reading Report error