M arkaasaa Axaab wuxuu ku yidhi Eliiyaah, Cadowgaygiiyow, haddana ma i heshay? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waan ku helay, maxaa yeelay, waxaad isu iibisay inaad Rabbiga hortiisa wax shar ah ku samayso.
Y Acab dijo a Elías: “¿Me has encontrado, enemigo mío?” Y él respondió: “ Te he encontrado, porque te has vendido para hacer el mal ante los ojos del Señor.
Continue reading Report error