M arkaasuu Luud dibadda u baxay, oo wuxuu la hadlay wiilashuu soddogga u ahaa, oo gabdhihiisa qabay, oo wuxuu ku yidhi, Kaca, oo ka soo baxa meeshan; waayo, Rabbigu magaalada wuu baabbi'in doonaa. Laakiin wuxuu wiilashuu soddogga u ahaa ula ekaaday sidii mid ku cayaaraya.
Lot salió y habló a sus yernos que iban a casarse con sus hijas, y dijo: “Levántense, salgan de este lugar porque el Señor destruirá la ciudad.” Pero a sus yernos les pareció que bromeaba.
Continue reading Report error