2 Re 11:20 ~ Boqorradii Labaad 11:20

picture

T utto il popolo del paese era in festa e la città rimase tranquilla, quando Atalia fu uccisa con la spada, nella casa del re.


Sidaas daraaddeed dadkii waddanka oo dhammu way wada reyreeyeen, oo magaaladiina way xasilloonayd, oo Catalyaahna gurigii boqorka agtiisa ayay seef ku dileen.

Continue reading Report error