M arkaasay carruurtii dalkii galeen oo hantiyeen, oo waxaad ka hoosaysiisay dadkii dalka degganaa oo ahaa reer Kancaan, waanad gelisay gacmahoodii, iyagii iyo boqorradoodii iyo dadyowgii dalka degganaaba, inay iyaga ku sameeyaan wax alla waxay doonayaan.
`And the sons come in, and possess the land, and Thou humblest before them the inhabitants of the land, the Canaanites, and givest them into their hand, and their kings, and the peoples of the land, to do with them according to their pleasure.
Continue reading Report error