2 Samuel 20:11 ~ Samuu'eel Labaad 20:11

picture

A nd there stood by him one of Joab's young men, and said, He that favoreth Joab, and he that is for David, let him follow Joab.


Markaasaa waxaa ag istaagay mid ka mid ah Yoo'aab raggiisii dhallinyarada ahaa, oo wuxuu yidhi, Kii Yoo'aab jecel iyo kii Daa'uud la dhinac ahu Yoo'aab ha raaceen.

Continue reading Report error